James Swan oo ka hadlay sanad-guurada saddexaad ee qaraxii 14kii Oktoobar

Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Qaramada Midoobay ayaa maanta xustay dhibbanayaashii iyo dadkii ka badbaaday weerarkaas foosha xumaa waxayna carrabka ku adkeysay sida ay hay’adda adduunku u garab taagantahay dhammaan dadka Soomaaliyeed. “Bahda Qaramada Midoobay, oo la jirta dadka … Continue reading James Swan oo ka hadlay sanad-guurada saddexaad ee qaraxii 14kii Oktoobar